Window 11

Categories: Basic Computer
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Program kaan window 11 waxa uu ka tirsanyahay Koorsada Basic Computer, waxaa bixinaya macalin qimrad 8 sano oo IT- leh.
Mudada uu soconayo waa 2 Weak oo kaliya, Casharada waa ilaa 15 Muuqaal.
Casharada waa muuqaalo Tayo leh oo aan kaa dhacaynin 
koorsada waxaa lagu qaadanayaa Qaab Pratico ah.

Course Content

Module 1: Introduction
waa cashar ka koobaad

  • Lesson 01:Hordhac
    20:13

Module 02: Input and output
waa cashirkii labd waxad ku baranaysaa input iyo output of computer.

Module 03:Types of software
cashirkan waxan ku baranaynaa qaybaha uu ka kobanyahy software-ka.

Module 04:How to turn on computer
cashirkan waxad ku baranaysaa sida compuer ka loo daro loona damiyo.

Module 05:Keyboard functions
Cashirkan waxad ku baranaysaa nuucyada keyboard-ka

Module 06:How to large icons on desktop
Cashirkan waxan ku baranaynaa sida loo wayneyo icons ka saran shashadda laptop ka

Module 07:How to hide standard icons
Cashirkan waxan ku baranaynaa standard icons

Mode 08:Taskbar
waa maxay taskbar

Module 09:Desktop mode or Tablet mode
maxay ku kala duwanyihiin desktop and tablet mode

Module 10:How to activate control menu box
cashirkan waxan ku baranaynaa side loo furaa control menu box

Module 11:How to make new folder
sidee loo aburaa folder cusub

Module 12:How to download chrome
sidee loola soo dagaa chrome.

Module 13:How to make selection
Cashirkan waxad ku baranaysaa sida selection loo sameyo

Module 14:Mouse functions
Cashirkan waxan ku baranaynaa shaqada mouse ka

Module 15:Last lesson
waxan ku baranaynaa cashirka ugu danbeya ee program keena

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet