koorsadaan typing speed ka waxaa lagugu barayaa sida qoraalka loo boobsiiyo adiga oo aanan eegayn keyboard kaaga.
programyada aad ku baranayso waxaa kamid ah
shuruucda faraha, faham ka iyo xifdinta qaybaha keyboard ka, qorida qoraalada word ka, iyo ciyaarida games xawaare sare leh adigoo isticmaalaya Mavis peocon teachers typing