Programmkaan Quickbook waxaa lagu baranayaa sida shirkadaha ganacsiga loogu xisaabiyo xisaab fadhiisin, dhacdooyin iyo xidaab xir intaba. waxaa lagu baranayaa shirkad Merchandise ah, mid Service ah iyo Manufucturing company ah