ODOO ERP SYSTEM

Categories: Odoo ERP Syatem
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Koorsadan waxay si qoto dheer u dabooshay dhammaan qaybaha muhiimka ah ee nidaamka Odoo, iyadoo diiradda lagu saarayo Odoo Accounting oo ah udub-dhexaadka maamulka maaliyadda, xisaabaadka, iyo cashuurta. Waxaad ku bilaabi doontaa barashada nidaamka Sales iyo Purchase si aad u maamusho iibka macaamiisha iyo iibsashada alaabta ee xagga alaab-keenayaasha. Si looga miro-dhaliyo keydka hantida, waxaa qayb ka ah koorsada Inventory oo lagu baranayo qiimeynta alaabta iyo hadhaaga bakhaarka.
Dhinaca maamulka shaqaalaha, waxaad ku baran doontaa HRM (Employee Module)Attendance oo loogu talagalay dabagalka imaanshaha shaqaalaha, iyo Payroll oo lagu xisaabiyo mushaharka. Ganacsiyada tafaariiqda ah waxaa loogu talagalay Point of Sale (POS) si loo maamulo iibka tooska ah iyo khasnadda, halka shirkadaha wax soo saarka ay isticmaali doonaan Manufacturing Module. Sidoo kale, kharashyada maalinlaha ah waxaa lagu baran doonaa Expense App, adeegyada kalana waxaa lagu maamuli doonaa Service Business (Project). Ugu dambeyn, xiriirka gudaha ee shirkadda waxaa lagu fududayn doonaa Discuss Module si loo xaqiijiyo wada shaqayn hufan.

  • Odoo Accounting (Module-ka weyn ee xisaabaadka)
  • Sales Module (Iibinta macaamiisha)
  • Purchase Module (Iibsashada alaabta)
  • Inventory Module (Bakhaarka iyo qiimaynta alaabta)
  • Expense Module (Kharashyada shaqada)
  • HRM / Employee Module (Maamulka shaqaalaha)
  • Attendance Module (Ishaqotagga shaqaalaha)
  • Payroll Module (Mushaharka shaqaalaha)
  • Point of Sale (POS) (Iibka tafaariiqda/dukaamada)
  • Manufacturing Module (Warshadaynta iyo wax-soo-saarka)
  • Service Business / Project (Maamulka adeegyada)
  • Discuss Module (Wada xiriirka gudaha)
Show More

Course Content

Module One: Introduction Of Odoo

  • Lesson One : Introduction of Odoo ERP System
    00:00

Module Two : Creation of Account and Database

Module Three: Charts Of Accounts

Module Four : Basic Configuration

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet