About Course
Microsoft Excel 2021 waa barnaamij casri ah oo loo adeegsado maaraynta xogta, xisaabaadka, iyo falanqaynta, isagoo wata astaamo (features) lagu horumariyay xawaaraha iyo fududaynta shaqada. Barashadiisa waxay ka bilaabataa fahamka unugyada (cells) iyo adeegsiga functions-ka rasmiga ah sida Total (Sum) oo xogta isku garta, Average oo soo saara celceliska, iyo saddexda nooc ee tirinta oo kala ah: Count (tirooyinka kaliya), CountA (unug kasta oo wax ku qoran yihiin), iyo Count Blank (unugyada maran). Marka la joogo dhinaca natiijooyinka, waxaa la bartaa sidii loo soo saari lahaa Result (Gudub/Dhac) iyo Grade (A, B, C) iyadoo la adeegsanayo qaacidada IF, iyo sidii loo xisaabin lahaa Bonus (gunno) iyo Balance (hantida hartay) ka dib marka la isbarbardhigo dakhliga iyo kharashka.
Intaas waxaa dheer, Excel 2021 wuxuu suurtageliyaa in la sameeyo Running Total (isku geyn isasoo taraysa) iyo isticmaalka Conditional Formatting oo si toos ah midab ugu bixiya xogta muhiimka ah si loo arko isbeddelka. Dhinaca maaraynta xogta, ardaygu wuxuu baranayaa Data Validation oo loo isticmaalo in lagu xaddido waxa unugyada lagu qori karo (sida samaynta Drop-down list) iyo Goal Seek oo ah qalab lagu ogaado tirada ka dhiman natiijo aad higsanayso. Isku soo wada duuboo, aqoonta Excel 2021 waxay isugu jirtaa xisaabin sax ah, habayn qurux badan, iyo falanqayn qoto dheer oo fududaynaya go’aan qaadashada xafiisyada iyo ganacsiga.
Course Content
Module One: What is Microsoft Excel?
-
Lesson One: What Is Microsoft Excel?
19:18
Module Two: How to Create Rows and Coloms
Module Three: How To Save New Workbook
Module Four: How to insert date and time
Module Five: Types of operators
Module Six: Comparison operators
Module Seven: text operator
Module Eight: How to Make Average
Module Nine: How to Make Grade
Module Ten: How to conditional formatting
Module Eleven: Inserting Column, Rows And Cells In The Worksheet
Module Twelve: How To Calculate Value In Different Cells
Module Thirteen: How To Make Total And Balance In Excel
Module Fourteen: How To Create Data Validation
Module Fifteen: How to create charts
Module Sixteen: Assignments
Student Ratings & Reviews
No Review Yet