Programmkaan Daceasy waxaa lagu baranayaa sida shirkadaha ganacsiga loogu
xisaabiyo xisaab fadhiisin, dhacdooyin iyo xidaab xir intaba. Waxaa lagu baranayaa shirkad merchandise ah iyo manufacturing company ah.