Adobe Photoshop 2021

Categories: Adobe Photoshop 2021
Wishlist Share

About Course

koorsadan Photoshop 2021 waxay kuu furaysaa albaabka aad ku noqon lahayd Graphic Designer xirfadiisu dhammaystiran tahay. Waxaad si qoto dheer u baranaysaa isticmaalka dhammaan Tools-ka barxadda shaqada (Toolbar), laga bilaabo xulashada (Selection) illaa qalabka lagu sawiro (Pen Tool). Waxaad xirfaddaada ku tijaabinaysaa nashqadaynta agabka ganacsiga sida Business CardsID Cards, iyo Logos oo aqoonsi u ah shirkadaha. Sidoo kale, waxaad baranaysaa samaynta Shahaadooyinka iyo agabka xayeysiiska sida Brochures iyo Posters. Si shaqadaadu u yeelato muuqaal xaqiiqo ah oo soo jiidasho leh, waxaad baranaysaa farsamada Mockup-ka oo ah inaad nashqadaada dul saarto alaab diyaar ah si macaamiishu u arkaan sida ay u ekaanayso markii la daabaco.

Show More

Course Content

Module 01:introduction
Cashirka kowad

  • Lesson 01:Introduction
    05:43

Module 02:History of photoshop
waa cashirkii labad

Module 03:change interface color
cashirka sedexad waye

Module 04:Interface conti….
waa cashirka afarad

Module 05:Selection toos
waa cashirka shanad

Module 06:Alteration tools
Waa cashirka lixad

Module 07:Drawing and selection tools
waa cashirka todobad

Module 08:Basic image editing

Module 09:Remove background
waa cashirka 9aad

Module 10:Basic Tasks
waa cashira 10 ad

Module 11:Side loo sameya Certificate
waa cashirka 11 aad

Module 12:Business card
Waa cashirka 12 aad

Module 13:Cover page
waa cashirka13 aad

Module 14:sidee loola soo dagaa fonts and colars
waa cashirka 14 aad

Module 15:Sidee loo sameya sticker
waa cashirka 15 aad

Module 16:Banner
waa cashirka 16ad

Module 17:Rollup
waa cashirka 17

Module 18:Flyer
waa cashirka 18 aad

Module 19:Boor
waa cashirka 19

Module 20:Invatation
waa cashirka 20 aad

Module 21:Label design
waa cashirka 21 aad

Module 22:Logo design
waa cashirka 22 aad

Module 23:Mockup

Module 24:Car design
waa cashirkii ugu danbeyey

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet