Adobe InDesign 2021

Categories: Adobe InDesign 2021
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Barashada Adobe InDesign 2021 waxay xoogga saartaa qaabaynta iyo habaynta bogga (Page Layout), gaar ahaan dukumintiyada ka kooban bogagga badan. Waxaad si qoto dheer u baranaysaa sida loo nidaamiyo qoraallada iyo sawirada si loo soo saaro JoornaaladaBuugaagta, iyo Wargeysyada. Koorsadu waxay ku baraysaa farsamada Master Pages si aad hal mar u wada qaabayso bogagga oo dhan, iyo isticmaalka Paragraph Styles oo kuu sahlaya in qoraalkaagu yeesho muuqaal isku mid ah. Waxaad sidoo kale baranaysaa samaynta agabka xafiiska sida ID CardsBusiness Cards, iyo Brochures laalaabma, adigoo isticmaalaya qalabka saxda ah ee loo yaqaan Grids iyo Guides. InDesign wuxuu kuu sahlayaa inaad shaqadaada u dhoofiso qaab Interactive PDF ah ama diyaar u ah daabacaadda (Print Ready), isagoo si heer sare ah u maamula meelaha bannaan iyo xuduudaha (Margins).

Show More

Course Content

Module 01:Installation
Waa cashirka kowad

  • Lesson 01:Installation
    14:11

Module 02:Introduction
waa cashirka labad

Module 03:Waxyabo basic ah aya ku baranaynaa

Module 04:Toosls
waa cashirka afarad

Module 05:Dhamystirka tools ka
waa cashirka shanad

Module 06:Sida pages ka loo isticmalo aya ku baranaynaa
waa cashirka lixad

Module 07:Sida loo sameyo page number
waa cashirka todobad

Module 08:Sidee loo saxaa paragraph
waa cashirka sidedad

Module 09:Side loo abura QR code
waa sagalad

Module 10:Table of contents
waa cashirka 10 aad

Module 11:Qaabka table loo abuuro
waa cashirka 11

Module 12:Cashirkii hore ayuu la socdaa

Module 13:Dhamad
Cashirkii ugu danbeyey

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet