About Course
Barashada Adobe Illustrator 2021 waxay diiradda saartaa abuurista nashqado aan tayadoodu isbeddelayn (Vector Graphics), kuwaas oo loo isticmaalo calaamadaha ganacsiga (Logos) iyo sawir gacmeedka dijitaalka ah. Waxaad si qoto dheer u baranaysaa isticmaalka Pen Tool iyo Shape Builder Tool si aad u samayso qaabab adag, iyo adeegsiga Typography si aad u nashqadayso qoraallo farshaxan ah. Koorsadu waxay ku baraysaa samaynta agabka rasmiga ah sida Business Cards, ID Cards, iyo Certificates, laakiin farqigu waa in halkan aad ku diyaarinayso qaababka loo yaqaan ‘Print Ready’ oo tayadoodu aad u sarrayso. Sidoo kale, waxaad baranaysaa samaynta Infographics, Icon Designs, iyo Mockups casri ah, adigoo isticmaalaya astaamaha cusub ee 2021 sida Recolor Artwork oo AI ku shaqaysa iyo Intertwine si aad walxaha isugu xidhidho.
Course Content
Module 01:Installation
-
Lesson 01:Installation
06:42