Ka Daalaco Qaybta
Hoose Dhamaan Koorsooyinka

Why to choose Softiweer Academy

categories Courses

Graphic Design

Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Canva, Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, & InDesign.

Computer Application

Qaybtaan Koorsooyin aad ku baranayso waxaa kamid ah Window, MS word, PowerPoint, MS Excel, MS Access & Hardware.

Social Media marketing

Qaybtaan Koorsooyin aad ku baranayso waxaa kamid ah Facebook profile, facebook pages, Instagram iyo whatsapp business.

Computerized Accounting

koorsadaan Computerized Accounting waxaa lagu baranayaa sadax program oo kamida h kuwa ugu caasan software xisaabeed yada shirkada ganacsiga, waxaana kala yihiin •Quickbook •Peachtree •Daceasy

General Accounting

Qaybtaan Koorsooyin aad ku baranayso waxaa kamid ah Financial Accounting 1, Financial Accounting 2, Islamic Accounting, QuickBooks, Peachtree iyo Daceasy.

Typing Speed

qaybtaan waxaa lagu baranayaa sida qoraalk loo boobsiiyo, sida faraha keyboard ka loosaxo, iyo sida aad qoraalka u qorileheed adiga oo an fiirinayn keyboard ka.

Open chat
Hello 👋
Can we help you?