DacEasy Accounting Software

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Barashada DacEasy ee shirkadaha MerchandiseService, iyo Manufacturing waxay ku bilaabataa nidaamka General Ledger (Xisaab Fadhiisin), halkaas oo loo dejiyo shaxda xisaabaadka (Chart of Accounts) iyo qaybaha gaarka ah ee “Products” iyo “Services.” Shirkadda Merchandise-ka waxaa loo fadhiisiyaa qaybta Inventory Module si loola socdo alaabta, tan Service-ka waxaa xoogga lagu saaraa “Non-inventory items,” halka Manufacturing-ka loo isticmaalo “Assembly Items” si loogu xiro alaabta ceeriin (Raw Materials). Marka la joogo Transactions (Dhaqdhaqaaqa Xisaabta), DacEasy wuxuu isticmaalaa nidaamka “Invoicing” iyo “Purchasing” si loogu diiwaangeliyo iibka iyo iibsashada alaabta ee shirkadda ganacsiga; shirkadda adeegga waxay si toos ah u isticmaashaa “Service Invoices,” halka shirkadda wax soo saarkuna ay isticmaasho “Assembly Production” si ay alaabta ceeriin uga gooyso bakhaarka (Inventory) una soo saarto alaab dhamaystiran. Ugu dambeyntii, Xisaab Xirka (Period End) ee DacEasy wuxuu u baahan yahay in “Post-gareyn” lagu sameeyo dhammaan module-yada (AR, AP, Inventory) si ay ugu wareegaan General Ledger-ka, taas oo suurtagalisa in la soo saaro warbixinnada “Trial Balance” iyo “Financial Statements” si loo xiro muddada xisaabeedka (Closing the Period).

Show More

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet