Social Media Marketing

Uncategorized
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Suuqgeynta baraha bulshada ee casriga ah waxay ku fadhidaa isku xirka saddexda madal ee Meta ee kala ah Facebook, Instagram, iyo WhatsApp Business si loo helo macaamiil joogto ah. Facebook wuxuu aasaas u yahay dhisidda kalsoonida ganacsiga iyo beegsiga dadka raba adeeggaaga adoo isticmaalaya xayeysiiska lacagta ah (Ads) ee lagu cayimo da’da iyo goobta macmiilku ku sugan yahay. Instagram waxay xoogga saartaa dhinaca muuqaalka iyo soo jiidashada, halkaas oo sawirro tayo leh iyo muuqaallo gaagaaban (Reels) loo isticmaalo si loo dhiso sumad (Brand) indhaha dadka soo jiidata. Ugu dambeyn, WhatsApp Business waa halka uu iibku ka dhaco (Closing), maadaama ay fududeyso xiriirka tooska ah, soo bandhigista buugga alaabta (Catalog), iyo siinta macaamiisha jawaabo degdeg ah oo dhisa kalsooni waarta. Isku darka saddexdan waxay kuu saamaxaysaa inaad macmiilka ka soo jiidato Facebook/Instagram, ka dibna aad si toos ah ugu iibiso WhatsApp, taasoo ka dhigaysa ganacsigaaga mid xirfad leh oo natiijo keena.

Show More

Course Content

Module 01:Introduction
Waa cashirka kowad

  • Lesson 01:Introduction
    00:00

Module 02:Course outline
waa cashirka labad

Module 03:Dhamaystirka cashirkii labad
waa cashirkiisedexad

Module 04:Difference between profile and page and professional mode
Waa cashirka afaraad

Module 05:Difference b/w profile and fecebook page
waa cashirka shanad

Module 06:Explanation of page and features
waa cashirkii lixaad

Module 07:How to use Canva
Waa cashirka todobaad

Module 08:Greation of a profissional fecebook page by using canvas
Waa cashirka sidedad

Module 09:How tochange page name
waa cashirka sagaalad

Module 10:Side post loo soo dhigaa
waa cashirka 10 aad

Module 11:Labo page sidee laiskugu daraa
waa cashirka 11 aad

Module 12:Sida boost xayeysiin loo saraa.
waa cashirka 12 aad

Module 13:Promote fecebook page
waa cashirka 13 aad

Module 14:Analyz and follow up on boosted bosted insights
waa cashirka 14 aad

Module 15:Expalantion of adds manager
Waa cashirka 15 aad

Module 16:How to use social media by using mobile
waa cashirka ugu danbeya.

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet