About Course
Barashada Adobe InDesign 2021 waxay xoogga saartaa qaabaynta iyo habaynta bogga (Page Layout), gaar ahaan dukumintiyada ka kooban bogagga badan. Waxaad si qoto dheer u baranaysaa sida loo nidaamiyo qoraallada iyo sawirada si loo soo saaro Joornaalada, Buugaagta, iyo Wargeysyada. Koorsadu waxay ku baraysaa farsamada Master Pages si aad hal mar u wada qaabayso bogagga oo dhan, iyo isticmaalka Paragraph Styles oo kuu sahlaya in qoraalkaagu yeesho muuqaal isku mid ah. Waxaad sidoo kale baranaysaa samaynta agabka xafiiska sida ID Cards, Business Cards, iyo Brochures laalaabma, adigoo isticmaalaya qalabka saxda ah ee loo yaqaan Grids iyo Guides. InDesign wuxuu kuu sahlayaa inaad shaqadaada u dhoofiso qaab Interactive PDF ah ama diyaar u ah daabacaadda (Print Ready), isagoo si heer sare ah u maamula meelaha bannaan iyo xuduudaha (Margins).
Course Content
Module 01:Installation
-
Lesson 01:Installation
14:11