About Course
koorsadan Photoshop 2021 waxay kuu furaysaa albaabka aad ku noqon lahayd Graphic Designer xirfadiisu dhammaystiran tahay. Waxaad si qoto dheer u baranaysaa isticmaalka dhammaan Tools-ka barxadda shaqada (Toolbar), laga bilaabo xulashada (Selection) illaa qalabka lagu sawiro (Pen Tool). Waxaad xirfaddaada ku tijaabinaysaa nashqadaynta agabka ganacsiga sida Business Cards, ID Cards, iyo Logos oo aqoonsi u ah shirkadaha. Sidoo kale, waxaad baranaysaa samaynta Shahaadooyinka iyo agabka xayeysiiska sida Brochures iyo Posters. Si shaqadaadu u yeelato muuqaal xaqiiqo ah oo soo jiidasho leh, waxaad baranaysaa farsamada Mockup-ka oo ah inaad nashqadaada dul saarto alaab diyaar ah si macaamiishu u arkaan sida ay u ekaanayso markii la daabaco.
Course Content
Module 01:introduction
-
Lesson 01:Introduction
05:43